Somali News
    Hees  
 

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Holland oo deeq qalab nadaafadeed ah gaarsiiyay Isbitaalka Banaadir

Mogadishu Isniin 05 September 2011 SMC


Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!


Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Holland oo deeq qalab nadaafadeed ah gaarsiiyay Isbitaalka Banaadir

Ururka Somali Next Generation ayaa qalab nadaafadeed gaarssiyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka qeybta caruurta ee Isbitaalka Banaadir qalab ka kooban 50-Iskoobe ama Xaaqin, 50-Baaldi ama Sakeell, 50-Buraash ama Biyo Jiid, 100-Go'yaasha Sariirta ah, 5-Kiilo oo maadada koloriinka ah.

Qalabkaan oo ay soo direen jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Holland ee loo yaqaan Next Generation ayaa qeybintiisa waxay u soo wakiisheen Drs. Khadiijo Maxamed Ibraahim iyo Dr. Caalim Cabdulle Butugey, waxaana lagu soo hagaajiyay Muxudiin Cabdi Calasow iyo Maryan Maxamuud Caalim (Maryan Dheer).

Deeqdaan kala duwan ayaa waxaa ka mahad celiyay Drs. Luul Maxamuud Maxamed oo sheegtay inay tahay markii ugu horeysay deeq noocaan ah, isla markaana ay ku soo aaday xilli aad loogu baahnaa, waxayna ugu baaqday dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed, Hay'adaha deeqda bixiya iyo jaaliyadaha Soomaalida inay iyana sidaan oo kale ugu soo gurmadaan walaalahooda ku dhibaateysan dalka gudihiisa.

Drs. Luul Maxamuud Maxamed Agaasimaha qeybta caruurta iyo Haweenka Isbitaalka Banaadir ayaa ka warbixisay xaaladda Isbitaalkaasi, iyadoo sheegtay inay soo gaarayaan caruur cudurro kala duwan uu soo ritay iyo haween xanuuno kala duwan qaba, iyadoona sheegtay inaysan jirin gurmad caafimaad oo ku filan. 







Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating, Somaliweyn Website
Mob: +2526-15573321-+252-699-995088
xuurshe20@hotmail.com - Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com

Naga soo wac halkan (Skype)
Skype Me™!

Somaliweyn Media Center (SMC)

News From Somalia
Today's New 31 May-2011
President Farole's speech at UN Security Council Meeting on Somalia (Read more) 31-May-2011

Puntland Concerned About TFG Support to Anti-Establishment Elements (Read more) 31-May-2011

Opinion: Only a popular Accord can restore Somalia’s self-governance, dignity and prosperity (Read more) 31-May-2011

PRESS RELEASE – Latest violence in Mogadishu causes high toll of wounded children under the age of five (Read more) 31-May-2011

Today's New 30 May-2011
Puntland Government Dismisses Financial Times Report as Propaganda (Read more) 30-May-2011

Somali Youth training centers compete in football tourney (Read more) 30-May-2011

Refugees fleeing libya: no safe place to go (Read more) 30-May-2011

PRESS RELEASE OF PND PARTY (Read more) 30-May-2011

Somali Youths Launch Campaign on Facebook to Overthrow Al Shabab (Read more) 29-May-2011

Today's New 29 May-2011
Press release: NUSOJ general assembly kicks off in Mogadishu with deliberations (Read more) 29-May-2011

Sudan Media freedom worsens steadily in south, old problems recur in North (Read more) 29-May-2011

Today's New 28 May-2011
Press Release; Puntland President Praises U.N. Security Council Meeting on Somalia (Read more) 28-May-2011

Radio Bar Kulan, Somali Football Federation’s Radio Station of the Year (Read more) 28-May-2011

Weekly Humanitarian Bulletin #21, 20 May-27 May 2011 (Read more) 28-May-2011

Today's New 26 May-2011
Amisom Video News release (Read more) 26-May-2011

Press Release: From Al-shabaab– AMISOM’s Brutal Campaign to Destroy the Somali Economy (Read more) 24-May-2011

 

News From Somalia
Today's New 10 April-2011
From Kampala President Shariff stops in Bujumbura (Read more) 10-Apr-2011

Shariff of Somalia met with Museveni of Uganda (Read more) 10-Apr-2011

Extremists Admit Losses, Splits in Somalia Fighting (Read more) 10-Apr-2011

خسائر عسكرية وانشقاقات في صفوف المتطرفين
(Read more) 10-Apr-2011

Open letter to BAN KI-MON (Read more) 10-Apr-2011

Today's New 9 April-2011
Two autonomous states in Somalia exchange inmates (Read more) 9-Apr-2011

Fighting at luuq district in Gedo region (Read more) 9-Apr-2011

Weekly Humanitarian Bulletin #14, 1-8 April 2011 (Read more) 9-Apr-2011

Country wide demo against the summit in Nairobi (Read more) 7-Apr-2011

Today's New 7 April-2011
Somalia Humanitarian Overview (Read more) 6-Apr-2011

U.S. Monitors SSC Militants as They Step up Assassinating Somaliland Officials (Read more) 6-Apr-2011

Parliamentary coup within TFIs of Somalia (Read more) 6-Apr-2011

Ecoterra: Status ofseized vessels and crews in Somalia, the Gulf of Aden and the Indian ocean (ecoterra - 04. April 2011) (Read more) 6-Apr-2011

Today's New 6 April-2011

President of Somalia officially inaugurates Somali national TV (Read more) 5-Apr-2011

UN envoy urges Somali leaders to attend upcoming meeting on ending transition (Read more) 5-Apr-2011

WFP world chief visits Puntland, meets President Farole (Read more) 5-Apr-2011

Somaliweyn Media Center (SMC)